About Me
|
KIA SHINE Due Season As the 2007 recipient of the Southern Entertainment Award for the Independent Artist of the Year, Memphis based recording artist Kia Shine has proven beyond a shadow of a doubt that he is a force to be reckoned with. Kia Shine is a major figure on the South's hip-hop underground scene. Now with his national debut on Universal Motown Records entitled Due Season Kia Shine is finally stepping up to take his rightful place in the hip-hop world. Born in and raised in Memphis infamous Frazier neighborhood, Kia Shine witnessed first hand the devastating effect that drugs and poverty had on his community. When I think about Frazier I think about New Jack City, says Kia. I remember when there wasn't any such thing as crack and I remember when it first came into the neighborhood and how it was affected. It looked like you were either selling it or your folks were using it. Thankfully Kia Shine was able to resist.... Read More ยป
|
Interests
|
Jacaylku waa shay qaali ah kaas oo ku lamaansan jiritaanka Nolosheena, jacaylku anagaa u baahan asaga Nooma Baahna Jacaylka erayga la dhoho asal ahaan Ahaan bal aan fiirino erayada uu ka soo jeedo iyo saamaynta uu ku leeyahay nolosha aadamiga iyo waxa laga soo gaabiyay
L (lack of pleasure) O (ocean of sad) V (vellay of deeth) E (end the live)
Hadaba erayadaas waxaa laga soo gaabiyay kalmada inglish ka ah oo Micneheedu yahya jacayl lagana soo gaabiyay erayadaas oo Micnohoodu yahay farax la,aan, bada murugada, Dooxada Quruntay, Dhamaadka nolosha isla markaana waad dareemi kartaa Saamaynta uu ku leeyahay nolosha bilaw - aadanka hadaba kalmada love oo micneheedu yahay jacayl aan fiirino Dhanka Soomaliga waxay la mid tahay iyo waxa laga soo gaabiyay kalmada jacayl
J (jawhar) A (amakaag) C (calaacal) A (anfariir) Y (yaab) L (luul)
|
Favorite Music
Hadaba akhriste waad aragtaa qiimaha uu leeyahay jacaylku marba Haduu yahay jawhar marna waad aragtaa dhibaatooyinkiisa marba Haduu yahay amakaag, calaacal. yaab, iyo luul akhrista hada ka Hor ayaa la is weydiiyay waxa uu yahay jacayl waxaana ka Jawaabay fanaan oo yiri WAA MAXAY JACAYL??? waa macaan Ama waa qaraar hadba waa siduu kuu soo maree marka jacaylha Waa run hadba waa siduu kuu soo maro qofka mar waxaa laga Yaabaa In laga waraabinayo labo dhan taas macnaheedu waxaa Weeye Labada qofba ay wada dareemaan jacaylka markaas waa Macaan marka uu qaraarka noqonayana waxaa weeye marka laga Waraabinayo hal dhinac ha ahaado dhanka ninka ama haweenta
Jacaylka waxa uu leeyahay Aabe, Hooyo, Walal, Dad uu jecelyahay, Dad uu necebyahay, Waxyaabo ay wada socdaan, Meel uu Kayimaado, Meel uu dago,Waxyaabo uu Jecelyahay, Waxyaabo uu Necebyahay, bal hadaba aan eegno Waxyaabahaan soo sheegnay Sida ay suura gal u yihiin Aabihiis -Nasiib Hooyadiis -calaf Walaalihiis -dadaal Dad uu jecelyahay - Ruuxa daacada ah Dad uu necebyahay - ruuxa aan daacada ahayn Waxyaabo ay wada socdaan -dookha Meel uu kayimaado - Dareen uu qofku wax dareemo Meel uu dago - qalbiga Waxay wada socdaan -- Dookha
|
Favorite Movies
Hadaba jacaylaka haduu yahay saas miyuusan la mid ahayn ruuxa Insaankaa oo kale??? Jawaabtu waa haah waayo intaasba bilaw Aadanka waa leeyahay!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!! Dhanka luuqada carabiga ayana waxaa jira erayo kuwaas la mid ah oo laga soo gaabiyay erayga carabiga ah ee (cishqi) bal aan asagana eegno waxa laga soo gaabiyay iyo saamayntiisa
C -caniifa SH - shamsi Q I qadiim Hadaba waad aragtaa erayadaas siday ay ugu base garaysan yihiin Xaqiiqda macnahoodoo ah, caniifa,adag, shamsi, qorax, qadiim, soo Jireen ah
Jacaylku waligiis waa jiray waxaana nahay mataano waxaana ku Kulanaa nolosha, jacaylkU asagaa Nooma baahna ee anagaa Ubaahan, Jacaylka waa wax soo jireen ah ilaa iyo abuurkii xaawo Iyo aadan, Jacaylka kamaan maarano asagana Nagama maarmo Jacaylka waa cudur dawadiisuna waa qofka aad jeclaatay oo kugu garab istaaga beerana geed laga waraabiyo labada Dhan waxaa jira dad fara badan oo u dhintay jacayla dadkaas oo ahaa qoomiyado kala gadisan waayo jacaylku mayaqaan da,waqti, madaw iyo cadaan.jinsi midna (waa lax dhukan abaar moog) dadkaas waxaa kamid ahaa
Laylo Qays Cilmi Hodan Juuliya romi Grendiano
Iyo waliba dad kaloo aad u fara badan oo aanaan halkaan ku soo koobi karin hadaba mucaashqiintaas geeriyootay waxaa hadaladoodii ka mid ahaa JUULI - ( do you keep aware that i abamdone eating, sleeping, relaxing, for sake of your Adore) ROOMI - ( my love for you has grown deeper and deeper) (my love for you is like ashadow wich never leaves it,s owner CILMI -Aniguba qadraan soo arkiyo qaararkii hodane in aan Eebahay idin qaribin qariya laabtiina anigoon xabaal la igu hamsiin Waanan ka harayne haday hawl yaraan idin latahay aniga waa Hooge, maqaalkaan kumaan soo koobi karo hadaladoodii ugu danbeeyay kuwaas oo aad ka turjuman karto saamaynta uu ku reebay jacaylku
|
Favorite TV Shows

Favorite Books

Favorite Quote
Farqiga U Dhaxeeya Mucaashiqiintii Danbe Iyo Kuwa Hada Jooga
Dadka jacaylkii waxa ay ka fahmeen qalad waxaana loo turjuntay si aan macquul ahayn kana mamnuucan xaquuqda jacaylka waayo dadka haatan jooga waxay u isticmaalaan jacaylka hab qaldan sida qurux,lacag.qabyaalad,dano gaar ah ilaa dadkii aamineen jacaylku inuu yahay dan gaar ah oo uu yahay Dhalanteed kuwaasna waa Cadawga jacaylka jacaylku waa dahab aan la gadan karin taas waxaa kuu cadaynaysa Nacayb waa la iibsan karaa lakiin jacayl lama iibsan karo Jacaylka waxa uu leeyahay astaamo lagu garto waxaana ka mid ah
Dhidid Cuqdad fakar xad dhaaf ah Boholyaw Mashquul fara badan Qofka oo dhibsada hadalka U hamuun qabid araga qofkaad jeclayd Tarsaas magaca qofkaad jeclayd Cunada oo kaa xiranta Danaynta qof kaaga warama arimaha jacaylka ama xaaladaad ku sugantahay iyo in aad jeclaato buugta iwm ka sheekaysa qisooyinka jacaylka Riyo iyo qaraw
aniga gaar ahaan jacaylka maan aaminsanayn balse markuu igu dhacay ayaan waxaan ogaaday in uu jiro fadlan hadaadan jacayl waxba ka aqoon ha dhihin ma jiro iyo looma dhinto hadalkayga aan ku soo afmeerayo maqaalkaan aadka u xiisaha badan waxaa weeye
Red is red-red is blood -blood is heart -heart is love -love is life Guduudku waa guduud guduudku waa dhiig dhiigu waa wadne wadnuhu waa jacayl -jacaylku waa nolol
waxaan umahad celinyaa marka koowaad iilaahay i waafajiyay in aan idiin soo gudbiyo dhambaalkaan qiimaha mudan waxaan u mahad naqayaa akhristayaasha dhambaalkaan
Xasuusin Qaybtaan qaybta ku xigta waxaan uga hadli doonaa insha-allah waxyaabaha keena jacaylka iyo waxa looga guul gaaro iyo waliba dareenka raga iyo dumarka ee ku aadan jacaylka
Afeef Waxaan ka afeefanayaa wixii qalad ah uu ku yimaada akhristayaasha in ay ka raali ahaadaan waayo magafe waa alle insaana waa gafe wabilaahi TAWFIIQ
BY Saacid -Mohamed -Daahir ( Waaberi) saacidmd@hotmail.com saacidmd@hotmail.com Uganda- Campala Dhidid Cuqdad fakar xad dhaaf ah Boholyaw Mashquul fara badan Qofka oo dhibsada hadalka U hamuun qabid araga qofkaad jeclayd Tarsaas magaca qofkaad jeclayd Cunada oo kaa xiranta Danaynta qof kaaga warama arimaha jacaylka ama xaaladaad ku sugantahay iyo in aad jeclaato buugta iwm ka sheekaysa qisooyinka jacaylka Riyo iyo qaraw
aniga gaar ahaan jacaylka maan aaminsanayn balse markuu igu dhacay ayaan waxaan ogaaday in uu jiro fadlan hadaadan jacayl waxba ka aqoon ha dhihin ma jiro iyo looma dhinto hadalkayga aan ku soo afmeerayo maqaalkaan aadka u xiisaha badan waxaa weeye
Red is red-red is blood -blood is heart -heart is love -love is life Guduudku waa guduud guduudku waa dhiig dhiigu waa wadne wadnuhu waa jacayl -jacaylku waa nolol
waxaan umahad celinyaa marka koowaad iilaahay i waafajiyay in aan idiin soo gudbiyo dhambaalkaan qiimaha mudan waxaan u mahad naqayaa akhristayaasha dhambaalkaan
Xasuusin Qaybtaan qaybta ku xigta waxaan uga hadli doonaa insha-allah waxyaabaha keena jacaylka iyo waxa looga guul gaaro iyo waliba dareenka raga iyo dumarka ee ku aadan jacaylka
Afeef Waxaan ka afeefanayaa wixii qalad ah uu ku yimaada akhristayaasha in ay ka raali ahaadaan waayo magafe waa alle insaana waa gafe wabilaahi TAWFIIQ
BY Saacid -Mohamed -Daahir ( Waaberi) saacidmd@hotmail.com saacidmd@hotmail.com Uganda- Campala
Maqaalo Kale oo ku saabsan Jaceylka
|
hi5 Games
xasan shiine hasn't played any games recently.
Applications
Music iLike
Add music and videos to your profile, list your favorite artists, and test your skill in the Music...
PhotoBuzz
Make your friends smile! Animate their photos with Hugs, kisses, hearts and much more...
|
|
|
hi5 Gifts
xasan shiine has no unwrapped gifts.
|
|